Kafaalo Magazine 2013

«u celinta dadkeeni fahankoodi saxda ahaa» soomaalida norway  2013 // www.kafaalo.org Cirku Tiirar Ma Leeyahay? Qur’aanku wuxuu bidhaaminayaa inaan cirka laga arki karin tiirar haya, sayniskuna wuxuu bidhaamin tiirar inay jiraan. Waxaan dhex quusaynaa sida ay isku waafaqayaan Quraanka iyo cilmiga sayniska. Bogga 10 Carada Sidee u Xakameyn Karnaa? Qofka markuu caroodo indhihiisu waa ay guduudanayaan, xididdadiisuna waa ay soo fuurayaan. Bogga 16 Dhaqaalaha & Ganacsiga Fahmidda dhaqaalaha waxay qofka u fududeyn inuu qaato go'aamo wax ku oola, inta uusan ganacsi gelin. Bogga 30 Waa Kuma Dr. Cali M. Saalax? Cilmigii Masaajidda Dhagaxtuur, Ceel-hindi iyo Siigaale ayaa inbadan iiga qiimo badan jaamacadihii. Bogga 26 kafaalo magazine 2013 1